Trump oo sheegay in Iran ay heli doonto jawaabta Weerarkii lagu qaaday Sacuudiga

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay qoryahooda cabeysteen una diyaar yihiin inay ka jawaabaan weerarkii lagu qaaday mid ka mid ah goobaha ugu weyn shidaalka dalka Sacuudiga. “Waxaa jirta sabab aan ku aaminno inaan naqaan cidda weerarka fulisay” ayuu Trump ku yiri qoraal uu barta twitter-ka soo dhigay Axaddii. Trump ayaa … Continue reading Trump oo sheegay in Iran ay heli doonto jawaabta Weerarkii lagu qaaday Sacuudiga